C/raxmaan C/shakuur: “Warqada Farmaajo waxey i soo xusuusisay sheeko xariir caan ah”

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay talaabadii Madaxweyne Farmaajo ku shaaciyey inuu dhimay awoodaha raisul wasaare Rooble. Qoraal uu soo saaray C/raxmaan C/shakuur Warsame oo lagu shaaciyey baraha bulshada ayaa u qornaa sidatan: Warqadda Farmaajo waxey i soo xusuusay sheeko xariirtii caanka ahayd ee “Dharka Cusub ee Boqorka “ … Continue reading C/raxmaan C/shakuur: “Warqada Farmaajo waxey i soo xusuusisay sheeko xariir caan ah”